News

Although Ha Noolaato, a Somali politics YouTube podcast channel, did not ask Daahir Gelle hard-hitting questions, it… Sii ...
Garoowe (Faallo) — Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni wuxuu maanta khudbad u jeediyaay saraakiil boolis oo uu ...
Two years ago, the Puntland State of Somalia disengaged from the federal institutions, cutting ties with the… Sii akhri ...
Siyaasiyiinta Mucaaridka ah ee ku midaysan Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo Warmurtiyeed soo saaray ayaa shaaciyay in ay aysan wax natiijo iyo heshiis ah ka soo bixin Wada-xaajoodkii ay kula ...
Laamiga dheer ee Garoowe iyo Gaalkacyo ayaa maalintii labaad u xiran ciidamo ka tirsan Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan. Ciidankan gadoodsan oo shalay wadada ka xirtay degmada Xarfo ee gobolka ...
Ciidanka Booliska Puntland oo hawlgal ka fuliyay togga Xeere-dheere oo hoostaga degmada Shaxda ee gobolka Karkaar ayaa gubay ilaa 21 hogood oo dhuxulaysato samaysteen, kuwaasi oo xaaluf ba’an ku hayay ...
Abbaan-duulaha ciidamada Daraawiishta Puntland S/Guuto Xuseen Dheere oo ku sugan gobolka Sanaag ayaa magaalada Badhan ku qarameeyay ciidamo beeleed u dhashay degaankaasi oo ku soo biiray Puntland.
Kalluumeysatada maxalliga ah ee degmada Xaafuun ee gobolka Bari ayaa si weyn uga cabanaya maraakiib iyo doonyo jariif ah oo ay shati kalluumyesi siisay xukuumadda madaxweyne Siciid Deni. Qaar kamid ah ...
Yesterday at Villa Somalia, President Hassan Sheikh Mohamud hosted his rivals, including a former president and two former… ...
Telecommunication companies in territories controlled by the Somaliland administration have been accused of forming a cartel… ...